Taliska Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay inuu shalay duqeyn ka fuliyay meel ku dhow degmada Jamaame ee gobolka Jubadda Dhexe ee…
Browsing: US
Warbixinta Guddiga madaxa banaan ee uu madaxda ka ahaa Robert Mueller ee baaritaanka faro-gelinta Ruushka ay ku sameeyeen doorashadii Mareykanka…
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa hooraantii bishii Maarso ee sanandkan soo saartay amar ku aadan muwaaddiniinta Mareykanka ee xilalka…
Waxaa mar kale si weyn looga hadal hayaa dalka Mareykanka dood ka dhalatay haweeneyda Soomaaliga ah ee kamida Koongareeska Mareykanka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hoggaamimnayey ayaa goor dhoweyd ku laabtay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in duqeyn halkaasi ka dhacay lagu dilay laba qof.
La-taliyaha dhinaca Amniga ee Madaxweynaha Mareykanka John Bolton ayaa maanta la kulmay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo socdaal shaqo ku jooga…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta la kulmaya La-taliyaha Madaxweynaha Mareykanka ee dhinaca amniga John Bolton, isagoo sidoo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo socdaal shaqo ku jooga dalka Mareykanka ayaa kulan la yeeshay guddoomiye…
Warbaahinta Soomaalida iyo baraha bulshada ayaa si weyn loogu baahiyey su’aalo la sheegay in la weydiin doono Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya…
Ra’iisul Wassaaraha xukuumadda Soomaaliya Xssan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa maanta gaaray magaalada Washington ee dalka Mareykanka, kadib…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si jeesjees ah u weerarray haweeneyda asalkeedu yahay Soomaali ee ka mida Koongareeska Mareykanka xilli…
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku sii jeeda magaalada Washington ee dalka Mareykanka.
Nin Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inuu xaaskiisa ku dilay dalka Mareykanka horaantii bishan Maarso 2019 ayaa lagu qabtay…
Dacwadii ugu horeysay ayaa lagu soo oogay shirkadda diyaaradaha Boeing oo sameysay diyaaradii Boeing 737 Max 8 ee Ethiopian Airlines,…
Dowladda Soomaaliya ayaa War Cad kasoo saartay mowqifkeeda ku saabsan dhulka Buuraha Golan Heights ee Israa’iil heysato.
Bayaan kasoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu taageeray Dib u habeynta ciidamada Amniga ee ay dowladda Soomaliya wado oo Ra’iisal…
Diyaarad rakaab oo ku sii jeeday dalka Mareykanka ayaa degdeg loo dejiyay kadib markii halka diyaaradaha laga hago lagu arkay…
Baaraha gaarka ah ee Robert Muller oo loo saaray arrinta muranka badan ka taagnaa ee lugtii uu Ruushku ku yeeshay…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa ugu danbeyn ka hadlay, warka nasoo saaray dadkii muslimiinta ahaa ee lagu laayey laba masjid oo ku…
