Kulan ay lahaayeen madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo madaxda xisbiga dimoqraadiga ayaa lagu kala tegay oo fashilmay, kadib markii labada…
Browsing: US
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo taageero Malatari ka helayo Ciidamo Mareykan ah ayaa xalay Saqdii dhaxe Howlgal qorsheysan ka fuliyay saldhig…
Ilhaan Cumar ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey xubin ka mida mudanayaasha Aqalka Wakiilada ee Koongareeska Mareykanka , kana tirsan…
Haweenkii ugu horeeyay ee muslimiin ah oo ka mid noqda Koongareeska Mareykanka ayaa maanta lagu dhaarinayaa magaalada Washington ee caasimadda…
Mudane ka tirsan Koongareeska Mareykanka oo laga soo doorto Magaalada New York ayaa walaac ka muujiyey siyaasadda Soomaaliya iyo dowladda…
Howlgal ay Ciidamada Mareykanka ka fuliyeen degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayaa la sheegay in lagu dilay xubno ka tirsan…
Sirdoonnada reer Galbeedka yaa maalmihii ugu danbeeyay soo saaray warbixinno ku saabsan suuragalnimada qaraxyo argagixiso oo ka dhaca Geeska Afrika,…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump safarkiisi ugu horeeyay oo lama filaan ahaa ugu tegay ciidamada dalkiisa ee ku sugan dalka Ciraaq.
Taliska Militariga Mareykanka ayaa war uu soo saaray kaga hadlya duqeymo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo ku sugnaa…
Xoghayihii Gaashaanshigg Mareykanka Jim Mattis ayaa sheegay inuu iska casilay xilka, kana tegayo shaqada bisha February 2019.
Mareykanka ayaa shaaciyey inay balaarisay Safaaradeeda iyo Diblomaasiyiinta ka jooga magaalada Muqdisho kadib horaantii december 2018-ka, waxayna ku dhawaaqday inay lacag…
Dowladda Maraykanku ayaa ku fashilantay Qarar ay hor geysay Golaha guud ee Qaramada Midoobay.
Waaxda arrimaha dibadda Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in markii ugu horreysay muddo 27 sano ah ay “joogitaan diblomaasiyeed oo joogta…
Ciidamo isugu jira Kumaandooska Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa xalay xilli danbe weerar ku qaaday degaanka Awdheegle ee Gobolka Sh/hoose.
Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin tacsi ah u diray Qoyska uu ka geeriyooday madaxweynihii hore ee George W.…
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay Ciidmada Somalia oo taageero ka helaya saaxiibo Caalami ah…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug aya sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay si lama filaan ah uga baxeen magaalada Xarardheere.
DJIBOUTI – U.S. Marine Gen. Thomas D. Waldhauser, commander of U.S. Africa Command (AFRICOM), met with senior government officials during a…
Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ee AFRICOM Thomas Waldhauser oo soo gaaray ayaa magaalada Muqdisho ayaa kulan gaara kula…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa maanta wada guddoomiyey shir looga…
