Haweeneyda Somali-American-ka ah ee Ilham Cumar ayaa ku guuleystay inay noqoto haweeneydii ugu horeysay ee loo doorto Koongareeska Mareykanka.
Browsing: US
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa markii ugu horraysay ku eedeeyay madaxda sare boqortooyada Sacuudiga ay ka danbeeyeen dilkii saxafigiii…
Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, iyadoo iska fogeysay inuu jiro musharax ay wadato.
Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu qaaday Kaniisad ay leeyihiin dadka Yuhuudda ah oo ku…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay Madaxda Boqortooyada Sacuudiga ay khiyaameeyeen kalsoonidii uu ku qabay, una sheegeen xog been ah…
Senator ka tirsan Guddiga Arrimaha dibadda ee Koongareeska Mareykanka Bob Corker ayaa shaaciyey sir ay dilka saxafiga Jamal Kashoqgi ka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale ka noqday taageeradii uu xalay siiyey Boqortooyada Sacuudiga Warkii ay kasoo saartay dilka…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in Duqeyn cirka ah ay xalay ka dhacday duleedka Magaalada Kismaayo, iyadoo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu wadahadal khadka telefoonka kula yeeshay Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis oo ay ka…
Gabdho Soomaali ah ayaa meydkooda laga helay Haro ku taalla Xaafadda Chaska ee magaalada Minnesota, dalka Mareykanka, kadib markii la…
Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku gacan seyrtay eedeyn iyo hanjabaad uga timid Mareykanka iyo dalalka Yurub, waxayna si cad u…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu tallaabo adag ka qaadi doono Boqortooyada Sacuudiga haddii ay ku caddaato inay…
Golaha Aqalka Sare ee Senet-ka Mareykanka ayaa meel mariyey maagcaabista Dajiraha cusub ee Madaxweyne Trump u soo magacaabay Soomaaliya Donald Yamamato.
Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa wadaadka Andrew Brunson ee faafiya diinta kirishtanka oo Mareykan ah ku heshay dambi argagixisanimo, hase…
Koox senataro Mareykan ah ayaa ku cadaadinaya madaxweyne Donald Trump inuu baaritaan ku sameeyo maqnaanshaha suxufiga Sacuudiga, taasi oo hogaamin…
Ciidamada milatariga ee Marayanka ayaa sheegay inay duqayn hor leh ka gaysteen deegaanka Kuunyo Baroow ee Gobolka Shabeellada Hoose maalintii…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in danjirihii Mareykanka u fadhiyey Qaramada Midoobay ay xilkii iska casishay.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in ciidamo Somali iyo Ajnabi ah ay gurigiisa ku weerrareen kuna dileen Sheekh…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday Boqorka Sacuudiga iyo Boqortooyada Dalkaasi, kadib khudbooyin kulul oo uu…
Maxkamadda caalamiga ee caddaaladda ayaa amar ku siisay Mareykanka inuu ka dabciyo Iiraan cunaqabataynta cusub uu kusoo roggay dalkaasi, kaddib…
