Murashaxa madaxweynAHA Maraykanka ee xisbiga Jamhuuriga, Donald Trump, ayaa lagala cararay isagoo khudbad ka jeedinayey magaalada Reno ka tirsan gobolka…
Browsing: US
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in la xiray safaaradda Mareykanka iyo Qunsuliyada Mareykanka ee magaaladaas.
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inay toogasho ka dhacday bannaanka Safaaradda sida weyn loo ilaaliyo ee Mareykanka ku…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo muddooyinkan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay safiirka Mareykank ee…
Maxkamad federaali ah oo ku taallo dalkan Mareykanka ayaa xukmisay in ay danbiilayaal yihiin laba haween oo Soomaali-Mareykan ah kuwaas…
Dowladda Mareynkanka ayaa shaacisay in la qabtay rag ka kooban saddex qof oo qorsheynayay inay qarxiyaan dhisme ay degan yihiin…
Mareykanka ayaa ka digay in Itoobiya aanay ku xadgudbin xaaladda degdega ah ee ay soo rogtay maalintii Axadda.
Dowladda Mareykaka ayaa warkeedii ugu horeeyay kasoo saartay duqeyntii ka dhacday degaanka Jeexdin ee duleedka Magaalada Gaalkacyo iyo xiriirka maamulada…
Afhayeen aqalka wakiillada ee dalka Mareykanka Paul Ryan, wuxuu sheegayaa in hadda iyo wixii ka dambeeya uusan u ololeyn doonin musharraxa…
Mushraxa xisbiga Jamhuuriya ee u tartamaya xilka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa soo wajahay jugtii ugu cusleyd ee ololaha…
Xog ay heshay Wadani.com ayaa sheegeysa in Ugaaska Beesha Xawaadle uu ku soo jeedo magaalada Muqdisho, isagoo kadibna tegi doona…
Ruushka iyo Mareykanka ayay ka dhex taagan tahay, iyadoo uu sii xumaanayo xiriirka labada dal ee ugu awoodda badan dunida…
Shir ku saabsan duqeyntii diyaaradaha dagaalka Mareykanka ku qaadeen degaanka Jeexdin ee gobolka Mudug ayaa Muqdisho uga furmaya maanta Mareykanka…
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug. Socdaalka wasiirka ayaa…
Xoghayaha Gaanshaandhiga Mareykanka ayaa war cusub kasoo saartay duqeyntii 28-kii September ka dhacday bariga Gobolka Mudug oo lagu dilay askar…
The U.S. military will investigate conflicting reports on Wednesday’s deadly U.S. airstrike in Somalia, U.S. Secretary of Defense Ash Carter…
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ku adkeystay in duqeyntii Mareykanka ee Bariga Mudug lagu dilay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab.
Mdaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa maanta tegay magaalada Gaalkacyo, isagoo si kulul uga hadlay duqeyntii ka…
Dhaawacyadii askartii lagu dhaawacay duqeyntii Mareykanku ka geystay bariga gobolka Mudug ayaa maanta la geeyay magaalada Muqdisho.
