Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay loo xiray wadadka Maka Almukarama ee hor marta madaxatooyada…
Browsing: Villa Somalia
Xogta laga helayo magaalada xarunta Madaxtooyad Villa Somalia ayaa sheegaya in hanti dowladeed oo xaruntaasi taallay ay kala qaateen xubno ku…
Waxaa weli socda diyaargarowga lagu doonayo in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo salka dhigto xarunta Madaxtooyada Villa Somalia.
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in caleemo saarka madaxweynaha cusub iyo xil la wareegistiisa laga dhigay laba dhacdo…
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta la wareegtay bogga twitter-ka Madaxtooyada rasmiga ah ee Villa Somalia.
Cabdulaahi Maxamuud Cusmaan (Daanyeeroow) oo ku caan baxay “Ar Famaajo ii geeya” oo xalay loo geeyay, lana kulmay madaxweyne Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray xaaladda ammaan ee magaalada Muqdisho ka hor shir madaxeedka…
Muqdisho, 6 September 2016 (Villa Somalia)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan…
Weerar madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa goor dhoweyd lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo uu ka furmay Shirkii madasha Qaran.
Muqdisho 2 September 2016 (Villa Somalia ): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhowaam u magacaabay agaasimaha madaxtooyada ee Arrimaha Naafada C/raxmaan Faarax oo ku loo yaqaan…
Soomaaliya ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay si cad u cambaareeya inqilaabka dhicisoobay ee ka dhacay dalka Turkiga,
Madaxweynaha: Siyaasadda dowladda waa mid dhiirigelineysa dhaqaalaha gaarka loo leeyahay’’ Muqdisho, 19 June 2016 (Villa Somalia)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane…
Xafiiska Madaxtooyada dowladda Federaalka Soomaaliya ee Villa ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya kula kacday fal ay uga hor istaagtay shaqadisii…
Waxaa goor dhoweyd xaruna Madaxtooyada Villa Somalia ee Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii Madasha Qaran ee Madaxda Dowladda Federalka…
Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa goor dhoweyd kusoo dhacay agagaarka madaxtooyada Soomaaliya iyadoo weerarkan aan la ogeyn meel laga soo tuuray.…
Madaxtooyada Soomaaliya, wasaaradda Warfaafinta iyo kooxda madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Warfaafinta ayay ku qaadatay inay war ka sameeyaan oo ay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee waddanka Xiriirka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar hoobiyeyaal ah oo goor dhoweyd lagu qaaday xarunta Madaxtooyada dowladda Federaalka Soomaaliya ee…
aliyihii ciidamada amaanka madaxtooyada Soomaaliya ayaa laga qaaday xilkii uu ka hayay Villa Somalia iyadoo markii ugu horeysay jagadaasi loo…
