Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay qorshihiisa iyo arrimaha horyaalla dowladda loo doortay.
Browsing: VOA
Iyadoo ay saacado naga xigaan doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa warbaahin iyo baraha bulshada lagu soo bandhigay cod bixin lagu…
Wasiirka Amniga Dowladda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa si weyn u dhaliilay weriye Haaruun Macruuf Xasan oo ka howlgala Idaacadda…
Toos ku daawo kulan Dadweyne oo ay VOA soo qabaqaabisay, kulankan oo isku xiraya magaalooyinka Mogadishu – Minneapolis waxaa ka qeyb…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay maqaamka gaarka ah ee magaalada Muqdisho yeelan doono iyo qaabka loogu talogalay…
Maamulka Puntland ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo in idaacada VOA-da qeybteeda ku hadashada Afka Soomaaliga laga dhageysto degaanada Puntland. Warqad…
Magaalada Djibuoti waxaa lagu soo gabagabeeyay tababar socday afar maalmood oo idaacadda VOA ay uqabatay weriyayaal ay ku jiraan kuwa…
Idaacadda VOA Laanteeda Afka Soomaaliga ayaa shaqaaleysiisay sadex kamid ah Weriyayaasha Soomaaliyeed ee ku nool Woqooyiga Ameerika oo kala ah…
