Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in lix dagaalame oo ka tirsan Alshabaab lagu dilay mid kalena lagu qabtay…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in lix dagaalame oo ka tirsan Alshabaab lagu dilay mid kalena lagu qabtay…
Xarakada Alshabaab ayaa iclaamisay dagaal toos ah oo ay ka bilowday Gobolka Soomaalida ee W/Bari Kenya.
Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali dheere) ayaa farrii cod u dira dadka Soomaalida ee ku…