Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa gudoomiye cusub u magacabay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Browsing: Waaberi
Golaha Abwaannada iyo Hobollada Waaberi ayaa si kulul uga hor yimid tallaabo uu qaaday Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Xilgaarsinta Cismaan Abuukar…
Alshabaab ayaa weerar is-miidaamin ah oo loo adeegsaday ku qaaday caawa saldhiga degmada Waaberi ee caasimadda Muqdisho.
Wasiirka Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayire Maareeye ayaa xil u magaacabay Fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Nin ku hubeysnaa Bistoolad xalay lagu qabtay degmada Waaberi, kadib markii ay ciidamo…
Nin dhalinyaro ah ayaa si lama filaan ah isku dilay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, kadib bistoolad uu ku ciyaarayey markii…
Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, kadib wareegto kasoo baxday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar Bam oo caawa lagu qaaday Xarunta degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Iska hor imaad ayaa ciidamada Nabadsugidda iyo kuwo milateri ah ku dhex maray degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Waxaa goor dhow caawa ka bilaabanaya Garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho ciyaartii kama danbeysta ah ee tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in wasiir ka tirsanaa maamulka Jubba uu geeriyooday, kadib dhaawac culus oo ka soo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysaa Qarax lagu weeraray saldhiga degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.
Diyaarad nooc wax basaasa ah oo aan hore loo arag nooceeda ayaa galabnimadii maanta kusoo dhacday xaafadda 1-da Maajo ee…
Mid kamida odayaasha Dhaqanka ee ka mida Odayaasha 135 xubnood ee soo xulaya Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee 2016 ayaa ka…
Haweeney muddo 20 sano ka badan Guri ay lahayd looga heystay magaalada Muqdisho ayaa maanta la ilmeysay kadib markii lagu…
