Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maleeshiyo degan dhulka sharci darrada ah ee xarunta safaaraddii hore ee Mareykanka…
Browsing: Wadajir
Guddoomiyaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir oo dhaawac kasoo gaarya qarixii ka dhacay xarunta degmadiisa ayaa xalay ka qeyb galay…
Kooxda Alshabaab Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Magaca iyo beesha uu kasoo jeedo is-miidaamiyihii fuliyay weerarkii xarunta Degmada Wadajir ee magaalada…
Maamulka degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa xabsiga qaar ka mida ciidamada ilaalada xarunta degmadaasi oo maanta qarax is-miidaamin ah…
Afhayeenka Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya ayaa faafhaahin ka bixiyay qaraxii maantaxarunta degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.
Sawirradii ugu horeeyay ee laga helo qaraxa lala beegsaday xarunta Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa muujinaya inay gebi ahaanba…
Ugu yaraan toban qof ayaa ku dhintay, iyadoo in ka badan 20 kale ay ku dhaawacmeen, qarax ismiidaamin ah
Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa iska hor imaadkii ka dhacay Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu iska hor imaad dhex maray ciidamada isku dhafka ee xasilinta ammaanka Muqdishoiyo…
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sideed qof oo shacab ah ay ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday bam…
Waxaa xalay goor danbe lagu guuleystay in la damiyo Dabkii qabsaday y Suuqa Weyn ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho…
