Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) ayaa magacaabay Guddi odayaal ah oo ka shaqeyn doona dib u furista wadooyinka…
Browsing: wado-xiran
Qaar ka mida wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa la xiray saaka, iyadoo la dhigay ciidamada amniga oo u diiday gaadiidka dadweynaha…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa la furay intii badneyd wadooyinkii xirnaa ee magaalada kadib markii…
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weli wada howlgal ay ku kala xireen isku socodka Waddooyinka ugu mashquulka badan ee magaalada…
Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran maalintii labaaad iyadoo dadweynaha magaalada aysan isu gudbi karin, isla markaana qeylo dhaan xoog…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka la xiray qaar ka mida Waddooyinka magalada, iyadoo lagu aray ciidamo…
Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad xiran iyadoo ciidamo fara badan ay ku sugan yihiin, kuwaasoo diiday isu socodka dadka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhoobay wadooyinka magaalada iyadoo la xiray qaar ka…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay inuu bilaabo qaadista dhagxaanka lagu gooyay inta badan wadooyinka Muqdisho.
Magaalada Muqdisho oo muddooyinkii ugu danbeeyay wadooyinkeeda isu bedeleen kuwo intooda badan lagu xiran markii jawaano ciid ah iyo shub…
