Browsing: Wadooyinka xiran
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa saaka degan, iyadoo tan iyo xalay ay socdeen dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemay caasimadda.
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa xaqiijiyey in la xiray qaar ka mida wadooyinka Muqdisho, taaso uu sheegay…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo ku sugan dalka K/Afrika ayaa shaaciyey cidda ay u xiran yihiin wadooyinka…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magacaabay Guddiga diyaarinta iyo kasoo talo-bixinta Qorshaha Wadooyinka…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dadweynaha magaalada Muqdisho ugu baaqay kacdoon iyo bannaanbaxyo ay uga horjeedaan wadooyinka xiran.
Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa qarka u saaran in intooda badan jaro, kadib markii xaalad ammaan ay keentay in hay’adaha Q/Midoobay,…