Sirdoonka Dowladda Kenya ayaa shaacisay Macalin Iskuul degaanka ah oo la sheegay inuu hoggaaminayey weerarkii Jimcihii hore ka dhacay Wajeer…
Browsing: Wajeer
Ciidamada Booliska Kenya ayaa shaaciyey qasaaraha weerarkii Alshabaab ku qaadeen Bas marayey degaanka Katulo iyo Wargaduud ee Wajeer ee Waqooyi…
Al-shabaab ayaa sheegatay weerar lagu qaaday Bas dadka qaada oo isaga gooshayey egaano ka tisan magaalooyinka Wajeer ee Waqooyi Bari…
Qarax miino ayaa la sheegay inuu haleelay Gaari ay wateen ciidamada Booliska Kenya opo ku socdaalayey degaan ka tirsan Bariga…
Diyaarad rakaab ah iyo dadkii rakaabka ahaa ee la socday ayaa Caawa lagu xayiray Garoonka magaalada Wajeer, iyagoo kusii jeeday…
Dowladda Soomaaliya ay war ay soo saartay ku sheegtay inay ka xun tahya go’aanka ay dowladda Kenya ku gaartay in…
Wasiirka Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Xukuumadda Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa xaqiijiyey in dowladda Kenya ay ku wargelisay inay joojisay…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in dowladda Kenya ay joojisay Duulimaadyadii tooska ahaa diyaaradaha la…
Wararka laga helayo magaalada Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in aroortii saaka ay koox hubeysan weerar ku qaadeen…
Kooxda Alshabaab ayaa sababtay inay go’do isgaarsiinta deaanno dhowr ah oo ka tirsan Waqooyiga Bari ee Kenya.
Mida ka mida diyaaradaha ka howlgala Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa shaqadii laga joojiyay maanta.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegya inuu saaka Magaalada Muqdisho ku sugnaa, galabtana shir uga qeyb galay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay labo diyaaradood oo shalay lagha dejiyay garoonka Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya.
Dowladda Kenya ayaa durba jebisay heshiiskii ku saabsanaa in diyaaradaha ka taga magaalada Muqdisho ay ka degaan Nairobi.
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya ayaa garoonka diyaaradaha Jomma Kenyatta ee Magaalada Nairobi ku soo dhoweeyay duulimaadkii ugu horeeyay ee toos…
Rakaab ay diyaarad ka qaaday magaalada Muqdisho kuna sii jeeday Nairobi ayaa xaalad la yaab leh ku qabsaday garoonka lagu…
