Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyay inuu jiro heshiis ay dowladda Imaaraadka la gashay dowladihii Soomaaliya.