Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Xaashi Cali ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib markii ay ciidamo ka tirsan…
Browsing: Wasaaradda Caafimaadka
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa xog dheeraad ah ka bixisay kiis ka mida labadii kiis ee ugu danbeeyay ee magaalada…
Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaacisay kiisas cusub oo Coronavirus ah in laga helay dalka, kadib natiijo kasoo baxday baaritaan…
Agaamiihii sii hayey xilka Machadka Caafimaadka Qaranka ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa beeniyey inuu xilka isaga casilay arrin ku saabsan…
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya faahfaahisay kiiska qof labaad oo qaba cudurka CoronaVirus oo dalka laga heley, kaasoo ka yimid…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa War kasoo saartay dadka Soomaalida ah ee ka imaanaya dibadda kadib markii la fasaxay muddo…
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya warbixin-maalmeedkeeda maanta ku shaaciyey xaaladda Corontavirus ee dalka, iyadoo caddeysay inuusan jirin kiis kale oo dalka…
Iyadoo saacadihii ugu danbeeyay baraha bulshada lagu faafiyey warar been ah oo ku saabsan cudurka Coronavirus ayey Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo sheegaya inay dalka soo galeen dad…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal ay kasoo saartay muran muddo ka taagnaa shaqada hay’adda Turkiga ee Yardimeli ka wado…
Qoraal ka soo baxay wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay inay soo xaqiijisay in suuqyada Muqdisho lagu iibiyo cunooyinka…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amar lagu furay dhaqaatiirta ajnabiga ah ee ka shaqeeya dalka inay is diiwaan…
Wasaaradaha Caafimaadka caafimaadka dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa heshiis ku saxiixday, iyadoo heshiisku ahaa adkeynta iyo dhaqan gelinta heshiis hore loo saxiixay.…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke) ayaa bilaabay qorshe xilalka looga qaadayo agaasimeyaasha wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya. Qorshahan oo…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka iyo Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO iyo wasaarada ayaa kala saxiixdeen heshiis labo sano ah oo…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka ayaa maanta dib ula wareegtay deeq dawo ah oo dowladda Sacuudiga ugu deeqday Soomaaliya, deeqdaas oo…
Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta laga dhoofiyay 13- qof oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee 20-kii Febraayo…
