Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga dib loo furayo duulimaayadaha diyaaradaha isaga goosha Gobollada Dalka.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga dib loo furayo duulimaayadaha diyaaradaha isaga goosha Gobollada Dalka.
Amarro ay dhowaan soo saartay wasaaradda duulista iyo Gaadiidka hawada ee Soomaaliya ayaa ka dhaqan galay Garoonka diyaaradaha ee magaalada…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dadaal ugu jirto dib u soo nooleynta shirkadii Diyaaradaha Calanka Soomaaliya wadatay SOMALI AIRLINES.