Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa difaacay canshuurta iibka ee dowladda ay ka bilowday magaalada Muqdisho.