Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiska ku qaabilay arday naafo ah oo ka qalin jebiyay jaamacadda SIMAD…
Browsing: Wasiir Beyle
Maaamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa kulan gaara xafiiskiisa ugu tegay Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle.
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaasi Ali…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta booqasho hambayo ah u tegay Xarunta Wasaaradda…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan dhaqaale siinin dowlad Goboleedyada leh Dekadaha ee…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo ka mida hal-abuurayaasha mararka qaarkood tiriya suugaanta kala duwan ayaa hees cusub…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa beeniyay in Wasaaradiisa ay kordhisay Canshuurta laga qaado Badeecadaha kasoo dega Dekadda…
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay inuu ka socdo olole qaab qabiil u abaabulan oo si qarsoodi ah loogu beegsanayo…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan jirin mushaar ka maqan shaqaalaha dowaldda.
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo ka mida wasiirada ugu shaqada badan xukuumadd Ra’iisal Wasaare Kheyre ayaa la…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaan Maanso Baroordiiq ah ka tiriyay qaraxii dadka badan ku dhinteen ee 14-kii…
Dawladda Soomaaliya ayaa mar kale sheegtay inay ka go’an tahay inay soo daabacdo lacag cusub oo iskugu jirta shilimaad iyo…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa mamulka Gobolka Banaadir ka hor istaagay qoonde ay u gooyeen Golaha Wasiirada…
Dowladda Soomaaliya ayaa dhinaceeda ka baxday, isla markaana burrisay heshiisyo ay kula jirtay ku dhowaad 20 shirkadood oo bixin jiray…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka baxday dhammaan heshiisyadii ay kula jirtay shirkadaha gaarka loo leeyahay ee bixiya adeegyada dowladda.
Iyadoo dood weyn ka dhalatay lacago loo qoodeeyay maamul Goboleedyada, taasoo ka dhex muuqatay Miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ayaa la ogaaday…
Dowladda cusub ee madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku fashilantay caddeynta horumarkii ugu weynaa ee ay sheegtay inay gaartay intii…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyay in dadaal ay gashay xukuumadda oo lagula dagaalamay musuqa ay suuragashay in la kordhiyo…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo dhowaan beeniyay inuu jiro khilaaf ka dhaxeeya
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhaqaaqay tallaabo shaki gelineysa baaqiisii ahaa inuu la dagaalamayo musuqmaasuqa.
