Iyadoo madaxweynaha Soomaaliya ku sii jeedo daka Boqortooyada Sacuudiga ayaa waxaa dalkaasi gaaray wafdi hordhac ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka…
Browsing: Wasiir Cawad
Dowladda Soomaaliya ayaa aqbashay cudurdaar ay Itoobiya ka bixisay khariirad lagu faafiyey Bogga Wasaaradda Arrimaha Itoobiya ee muranka badan dhaliyey.…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Axmed Ciise Cawad ayaa ku sugan dalka Qatar, iyadoo uu halkaasi kulan kula yeeshay…
Wasiirada arrimaha dibadda dalalka Soomaaliya iyo Kenya Axmed Ciise Cawad iyo Monica Juma ayaa wadahadal ku yeeshay magaalada Nairobi, iyagoo…
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa u sheegay in agaasimihii xafiiskiisa Cabdullaahi Axmed Dool aan shaqada laga…
Mas’uul ka tirsanaa wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya oo lagu magacaabo C/llaahi Axmed Dool oyaa shaqadii laga eryay, isagoo ahaa Agaasimihii…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddo bil ah shaqadii ka joojisay safiirkeedii xarunta Q/Midoobay ee magaalada Geneva, dalka Switzerland.
Dowladda Somaliya ayaa ka qeybgashay Shirka heerka Wasiir ee Afrikaan ee taageerrada Midowga Afrika ee hab siyaasadeedka Qaramada Midoobey ee…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa si degdeg ugu yeertay inay muddo toddobaad ah dalka ku soo laabato safiiradda Soomaaliya u…
Dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa maanta kala saxiixday heshiis la sheegay inuu taariikhi yahay oo labada dal ay isku weydaarsadeen…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay Magaalada Stockholm dhiggiisa Sweden Margot Wallström.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u yeertay dhammaan Qunsulka iyo dhammaan shaqaalaha diblomaasiyiinta ah ee ka howlgala Qunsuliyadda guud ee…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz, Safiirkii hore Olgan Bekar…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Ugnada, Yoweri Museveni oo sheegay in Soomaaliya aysan ka jirin dowlad…
Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa gaaray magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa shalay booqday Xarunta weyn ee Qaramada Midoobey ay ku leedahay Gegidda…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faahfaahin ka bixiyey go’aanka dowladda Somalia shaqadii uga joojisay Wakiilka Qaramada Midoobey ee…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga uga qeyb galaya shirka Wasiirada Arrimaha dibadda…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa taageero u muujisay dowladda Sacuudiga, iyadoo sheegtay inay ku garab istaageyso ilaalinta danaheeda dhaqaale iyo ka hortagga…
Dowladda Faransiiska ayaa safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, iyadoo maanta waraaqaheeda aqoonsiga uu ka guddoomay wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya.
