Wasiirkii hore ee Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya, safiirkii ugu danbeeyay ee loo magaacabay UK C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa xaalada ka socta…
Browsing: Wasiir Ceynte
Wasiirkii hore ee Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa xil kumeelgaara loo magacaabay.
Gacan-yarihii Madaxweynihii hore ee Soomaliya ee ahaa agaasimaha hab-maamuuska Madaxtooyada C/raxmaan Aadan Cusmaan (Kampala) ayaa xil looga magacaabay safaaradda Soomaaliya…
Waxaa soo baxay warar la isla dhex marayo oo ku saabsan in sii-hayaha wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee…
Sii-hayah wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga C/raxmaan Ceynta ayaa Soomaaliya uga qeybgalay shirka wasiirada dalalka IGAD ee magaalada Nairobi.
Wasiir ka tirsanaa xukuumadda xilka sii heysa ee Cumar C/rashiid ayaa la wareegay qabqanaabada munaasbadda caleemosaarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya…
Wasiirka xilka siihaya ee Qorsheynta iyo iskaashiga ee dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa sheegay in musharixiinta isu sharxay…
Maxaa keenay inuu Wasiir Ceynte ka baxo tartanka jagada xildhibaanada Aqalka hoose..?
Olole balaaran ayaa ka socda baraha bulshada, kaasoo looga horjeedo wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federalka Somalia, C/raxmaan…
Wasiirka Qorsheynta Xukuumada Soomaaliya c/raxmaan Ceynte ayaa sheegay in Bankiga dhexe ee Soomaaliya wax badan isku dayay in lacago cusub…
Muqdisho, 29 June 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta…
Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa jawaab kulul ka bixiyay dooda ka taagan lahaanshaha magaalada Muqdisho iyo caasimadda…
Wafdi isugu jira wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee…
Wasiirka wasaaradda qorsheynta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Cali Ceynte ayaa sheegay in hay’adaha aan dowliga ahayn ee dalka ka howlgala…