Browsing: Wasiir cusub
Waxaa maanta xilka loo dhaariyey Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha xukuumadda ee uu xalay magacaabay u xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Wasiir u magacabay xldhibaan ka tirsan baarlmaanka 10-aad ee Fedeaalka.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si degdeg Wasiir ugu magacaabay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya, kadib markii uu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo magacaabay Wasiir cusub oo bedelaya wasiirkii Howlaha Guud…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) ayaa magacaabay wasiir cusub oo ka mida noqonaya Golaha Wasiirada Garabka u hoggaamiyo, kadib…
Guddiga joogtada ee golaha shacabka ayaa maanta dhaariyay wasiirka wasaarada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame.
