Shir nabadeed lagu heshiisiinayo beelo ku dagaalamay degmada Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa maanta ka furmay halkaasi.
Browsing: Wasiir Ducaale
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in isbedel ku sameynayo Amniga guud ee magaalada Muqdisho, markii ay kordheen weerarada Shabaab.
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay sababta loo xiray wadooyinka jid-caddeyaasha ah ee xaafadaha magaalada Muqdisho qaarkood.
Wareegto kasoo baxday wasiirka Amniga gudaha Maxamed Abuukar Islow ayaa lagu faray mas’uuliyiinta dowladda iyo xildhibaanada inay diiwaan geliyaan hubkooda…
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa shegay in ciddii ka hor timaada go’aanadda Amniga ee…
Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow ayaa dibu bilaabay howlihiisii kormeer ee hay’adaha ammaanka kadib markii in muddo ah uu…
Wasiirka Amniga Gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa noqday mas’uulka ugu safarrada badan xukuumadda Soomaaliya ee inta badan ka maqan magaalada…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaXasan Cali Kheyre ayaa amar siiyay ciidamo ka tirsan nabadsugudda NISA oo howlgal ammaanka lagu sugayo…
Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay afhayeen cusub oo wasaaradiisa yeelato.
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abukar Islow (Ducaale), ayna ka mid yihiin Guddoomiyaha
Qalab cusub oo lagu baarayo badeecadaha kasoo dega iyo kuwa ka dhoofa Dekadda Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah looga…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Qaranka Mudane Maxamed Abukar Islow (Ducaale) ayaa maanta daahfurey habka cusub oo la sheegay in lagu qaadanayo…
Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa ku dhawaaqay inuu bilaaban doono isla xisaabtan ku saabsan dayaca ka jira ammaanka…
Wasaaradda Amniga oo maanta ku dhawaaqday in la furayo wadooyinka xiran ee Muqdisho aya fulisay tallaabadii ugu horeysay.
Wasiirka Cusub ee Amniga Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa soo saaray amar ku saabsan isku socodka magaalada Muqdisho.
Wasiirka cusub ee Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqadii ka joojiyay taliyaha saldhigga Afar-irdood ee booliska G/lle Dhexe C/qaadir Axmed Shire…
Taliyaha Saldhiga Xamarweyne ayaa ku gacan seyray xil ka joojin uu ku sameeyay wasiirka Amniga Gudaha oo ku xigeenkiisii u…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Wasiirka Amniga Gudaha ayaa shaqada ka fariisiyay mid ka mida taliyeyaasha booliska degmooyinka…
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa dardaarankii ugu wanaagsanaa siiyay wasiirka cusub ee uu xilka ku wreejiyay.
Wasiirka cusub ee Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo shalay xilka la wareegay ayaa xalay shaqo ka bilaabay magaalada…
