Browsing: Wasiir is casilay
Wasiirku ku xigeenka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey sababaha uu xilka isaga casilay, kadib…
Waxaa maanta si lama filaan ah isu casilay Wasiirki warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle oo muddo 11 bilood ah…
Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta xukuumadda Soomaaliya C/fataax Ibrahim Geesey oo xilka iska casilay ayaa sheegay saddex sababood ku kalifay…
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta iska casilay xilka Wasiirka gaashaandhigga, isagoo isu diiwaan geliyay tartanka…
Wasiirkii labaad oo ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka, isagoo tartan ugu jira xilka Guddoomiyaha…
Wasiirkii saddexaad ayaa banneeyay xilkii inuu qabto xilka looga magacaabay Golaha wasiirada maamulka Hirshabeelle oo muran ka taagan yahay.
Wasiirkii labaad oo ka mida golaha wasiirada dhowaan la magacaabay ee Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ay ku dhawaaqday inay xilkii iska casishay.
Wadani.net ayaa ogaatay sababtii keentay inuu xilka iska casilo Wasiirkii Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed oo xilka ka tegay…
Waxaa markaliya xilka ka wada tagay si lama filaan ah wasiirkii gaashaandhigga Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed iyo taliyihii ciidammadda xoogga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu xilkii iska caslay wasiirkii Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed.
Wasiir ka tirsan xukuumadda Maamul Goboleedka Puntland ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii uu hayay.
Wasiirkii Gaashaandhigga iyo Taliyihii ciidamada Afghanistan ayaa is-casilay kadib weerarkii dhimashada badnaa ee Jimcihii lagu qaaday saldhigga Mazar-e-Sharif.
Mid ka mida Golaha wasiirada maanta la magacaabay ayaa laga soo xigtay inuu iska casilay xilkii loo magacaabay.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inay bilaabatay is casilaadda wasiirada uu shalay soo magacabaay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali…
Wasiir kale ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay maamul goboleedka Galmudug kadib saacad kooban markii uu…
Wasiir ku xigeen ka tirsan maamulka Galmudug ayaa shaaciyay inuu xilka iska casilay, isagoo sheegay in arrimo shaqsi ah uu…
