Wasiirka Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa waxba kama jiraan iyo sharci darro ku tilmaamay kalsooni kala noqosho…
Browsing: Wasiir Islow
Qoraal kasoo baxay Wasiirka Amniga xukuumadda Somalia ayaa shaqadii looga farisiiyey agaasimihii guud ee Wasaaradda Amniga, iyadoo lagu magacaabay Agaasime…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle u dirtay wafdi ay hoggaaminayaan wasiiro ka soo jeeda maamulkaasi.
Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa shaaciyay in ciidamada NISA ay noqon doonaan Qarsoodi.
