Browsing: Wasiir Juxa
Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha ahna siyaasi kasoo jeeda Puntalnd Cabdi Faarax Juxa si kulul ugu jawaabay Wasiirka Waxbarashada ee…
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka dardaar weriyay xaaladda dalka ku jiro xilligan iyo halka ay mareyso…
Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee xilka laga qaaday Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay inay koox kaliya aysan Soomaaliya isku…
Wasiirkii hore Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay inuu warbaahinta ka maqlay xil ka qaadista lagu sameeyay,…
Dowladda Soomaaliya ayaa wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa u dirtay Gobolka Gedo.
Shirkii madaxda maamul Goboleedyada iyo dowlada Federaala ee uu Madaxweynaha Soomaaliya ku baaqy in uu furmo 28-ka October ayaa dib…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee maamul Goboleedyada oo Muqdisho u yimaada…
Dawladda Soomaaliya waxay dhawaan soo rogtay amar ku socday wasiirrada oo la xiriira in aysan baraha bulshada u adeegsan inay…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in wafdigii wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee tegay magaalada ay kulamo la yeesheen dhinacyada…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay inuusan ku faraxsaneyn la shaqeynta Ra’iisal wasaare Kheyre.
Qaar ka mida wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhiiraday inay ka hor yimaadaan tallaabooyin uu qaaday Ra’iisal wasaare Xasan Cali…
Xoghayihii hore ee joogtada Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim ayaa maanta xilkii ku wareejiyay xoghayaha kusimaha…
Xoghayihii hore ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya Prof. Yaxye Cali Ibraahim ayaa aqbalay shaqo ka joojintii Wasiirka arrimaha gudaha, isagoo…
Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qaabkii loo magacaabay xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ahaa musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan Wasaaradda Arrimaha…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa faragelin ku sameeyay khilaaf ka dhex taagan madaxda Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka.
Wasiiru dowlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa ka hor yimid xil ka qaadis uu maanta sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha…
Wararka laga helayo Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sheegaya in shaqadii laga joojiyay Xoghayihii Joogtada ee KMG ahaa ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha…
Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho maanta ka furtay shir dib u heshiisiin hordhac ah.
