Wasiirkii hore ee Gaadiidka iyo Duulista Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa iska diiday xilka loo wareejiyey ee wasiirka Shaqada iyo Arrimaha…
Browsing: Wasiir Oomaar
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa isku-shaandheyn ku sameeyey Agaasime Waaxeedyada wasaaradaasi.
Dowladda Soomaaliya ayaa si kumeelgaar ah u fasaxday duulimaadyada caalamiga ah ee dalka yimaada, kadib maalmood uun kadib markii ay…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey sharciga Duulista Rayidka oo muddooyinkan ay ka doodayeen.
Haweneey ganacsato ah oo lagu magacaabo Ayaan Bedel Cilmi ayaa ku eedeysay wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaalya iyo agaasime ku…
Waxaa furmay kulankii gaarka ee xildhibaannada Baarlamaanak Federaalka, kaasoo su’aalo lagu weydiinayo Wasiiradda Amniga Gudaha iyo Duulista Hawada ee xukuumadda…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar), iyadoo muddo…
Wasiirka Gaadiidka iyo Duuliska Hawada xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa isku shaandheyn ku sameeyay agaasimeyaasha Wasaaraddaasi, iyadoo saameysay saddex…
Waxaa Maanta oo ay Taariikhdu tahay 28-ka June 2019-ka lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Addis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya, shir…
Wasiirka Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Xukuumadda Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa xaqiijiyey in dowladda Kenya ay ku wargelisay inay joojisay…
Iyadoo magaalada Kismaayo uu ka socdo wadahadal lagu dhammeynayo khilaafkii Madaxda dowladda Soomaaliya iyo madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam…
Wafdi ay hoggaaminayaan Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda iyo Wasiirka Gargaarka xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Baraawe ee Gobalka Sh/Hoose.
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iy duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomar) ayaa sheegay inaysan wax cabsi iyo halis…
Dowladda Soomaaliya ayaa Amar culus ku soo rogtay diyaaradaha yimaada Garoomada ku yaalla dalka Soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka, Duulista iyo Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Diyaaradaha aan buuxin sharuudaha looga baahan yahay aysan ka…
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duuliska Hawada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa faah faahin ka bixiyay sharci Wasaaradu…
