Wasiirkii Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu xilkii wasiirnimo iska casilay.
Browsing: Wasiir Soocade
Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xassan Soocadde ayaa soo saaray amarro ku socday Warbaahinta iyo Saxafiyiinta ka howlgala degaanada Puntland, wuxuun amray inay…
Dowladda Maraykanka ay si kulul oo aan hore loo arag uga hadashay xariga Radio Daljir oo uu dhowaan xirtay Wasiirka…
Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocade ayaa albaabda isugu dhuftay Idaacadda Daljir ee fadhigeedu yahay Puntland, kadib markii ay faafisay war…
Puntland ayaa sheegtay in ay qabteen in ka badan 30 maleeshiyo oo ka tirsan Maleeshiyadii Alshabaab ee ka dagaalameysay Togga…
Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Xasan (Soo-Cadde) ayaa sheegay in Maxaabiis laga qabtay kooxdii ka dagaalameysay Togga Suuj, qaarna ay baxsadeen…
Xariga magaalada Garowe lagu xiray weriya Jaamac Daparaani oo si weyn loo cambaareeyay kadib, waxaa la is weydiinayaa sababta xarigiisa…
Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa shaqadii ka joojisay Weriye Jaamac Yuusuf Jaamac (Deperani) oo ka tirsan Telefeshinka Somali Channel xafiiska Garowe,…
