Browsing: Wasiirka Batroolka
RW Rooble waa inuu shaqo joojin degdega ah ku sameeyo shaqsiyaadka qeybta ka ahaa Saxiixa heshiiska (Akhriso Qoraal culus)
Aqoonyahan Yaxye Caamir oo ka hadlay dhibaatadda ka dhalan karta Heshiiska uu saxiixay Wasiirka Batroolka
Wasiirka Batroolka Soomaaliya oo Farmaajo ku caddeeyay inuu ka danbeeyay Heshiiska Shidaalka
War degdega oo kasoo baxay Madaxtooyada Soomalaiya ayuu madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamamaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ku dafiray heshiis uu…
Sii-hayaha Wasiirka Batroolka iyo Macdanta xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed ayaa qaaday tallaabo fadeexad ku noqotay oo uu doonayay inuu…
Shirkadda Caalmiga ah e ee Isku xirka baaritaannada IRN oo ah shirkadda qabanqaabineysa shirka Shidaalka, Gaska iyo Macdanta ee Soomaaliya…
Iyadoo ay baraha bulshada hareysay qoraal ku saabsan shirka arrimaha kheyraadka Shidaal ee Soomaaliya ee ka dhici doona Nairobi ee…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku saxiixay heshiis ku saabsan…
