Browsing: Wasiiro cusub
Madaxweynaha Jubbalanad Axmed Maxamed ayaa magacaabay Gole wasiiro cusub oo maamulkiisu yeesho, kadib markii ay ku qaadatay muddo ku dhow…
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Huseen ayaa Magacaabay seddex Wasiir oo cusub ka mid noqonaya Golihiisa Wasiiradda ee sida kala…
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa eryay afar wasiir oo ka mida maamulkiisa, isagoo magacaaabay kuwo cusub, kadib wareegto…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magacaabay saddex wasiir oo cusub, kuwasoo la buuxiyey xilalkooda kadib markii ay banneeyeen.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaacabay wasiiro cusub oo ka mid noqonaya xukuumadiisa, intii aanu maanta ka…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay wasiiro cusub oo ka mid noqonaya xukuumadda maamulkiisa.
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa Wasiirada ka dib mudaaharaadyo keenay in dalkaasi la geliyo…
Wasiirka cusub ee caafiimadka Maxamed Xaaji C/nuur iyo wasiiru dowle cusub oo loo magacaabay Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda oo aan…
Madaxweyne Siilaanyo ayaa magacaabay xubno wasiiro ah , si uu buuxiyo boosaskii wasiiradii shalay is casilay. 1. In Mudane, Maxamuud…
