Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta yeelanaya fadhi ka mida kalfadhiga afraad ee Baarlamaanka, iyadoo looga doodayo amniga caasimadda Muqdisho.

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u yeeray inay Golahaasi hor yimaadaan Afar wasiir oo ka tirsan xukuumadda…