Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si hordhac ah uga hadlay waxqabadkiisii 100-ka maalmood intii uu xilka hayay.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay guulaha uu gaaray tan iyo intii xilka loo doortay oo 40 casho ku dhow.