Baaritaankii dowladda Soomaaliya ku sameysay weerarkii ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ee Imaaraadku tababaray ayaa soo dhammaaday iyadoo la filayo…
Browsing: Weerar Guriga Cabdi Qeybdiid
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa go’aan kasoo saaray weerarkii dhowaan lagu qaadya Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo…
Weerarkii Ciidamada Soomaalida ee ay tababarreen Imaaraadka Carabta ku qaadeen Guriga Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa lugaha la galay dowladda…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sawir ceebeed ku tilmaamay muuqaal ay wadajir Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, xildhibaanno iyo siyaasiyiin mucaarad ah ayaa booqday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid)…
udiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo maanta shir ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa kad ooday weerarkii ciidamo ka tirsan kuwa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Nabadsugidda Soomaaliya uu ka mid noqday dadka loo xiray…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo shalay ay gurigiisa weerarreen…
Waxaa socda baaritaanka askar iyo saraakiil la sheegay inay geysteen weerarkii shalay lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid).
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa si kulul uga hadlay ciidamo maanta baaritaan ku sameeyay Guriga Senator Cabdi Xasan…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo loo xil saaray baaritaanka weerarkii lagu qaaday Hoyga sanatar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa xabsiga…
Taliyaha ciidamada xoogga dalka C/weli Jaamac Gorod ayaa tegay Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo maanta ay galeen ciidamo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa jawaab ka bixiyay war uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo kasoo saaray ciidamadii maanta galay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa howlgal ay ciidamo uu Imaaraadka Carabtu tababarray ka fuliyeen Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale…
Howlgal ay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku qaadeen Guriga Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka tirsan Aqalka Sare…
