Dhowr madfac ayaa casirkii galabta ku hoobtay qeybo ka mida magaalada Muqdisho, iyadoo saameyn ku yeeshay garoonka Kubbada Cagta ee…
Browsing: Weerar Madaafiic
Dhowr madfac ayaa caawa laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo dadka degaanka ay sheegeen in weerar Hoobiyeyaal ah lagu qaaday xarunta…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay xalay weerar madaafiic ah ku qaaday saldhiga Ciidamada Lama-galaay ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar madaafiic ah lagu qaaday Xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah ay ku dhaceen xaafado ka mida magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa xalay weerar madaafiic ah ku qaaday magaalada Baydhaba, iyadoo la soo weriyay in madaafiicda ay ku dhaceen…
