Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar Rasaas iyo qaraxyo isugu jira loo adeegsaday lagu qaaday Masajid ku yaalla gobolka…
Browsing: Weerar
Maleeshiyo hubeysan ayaa weerar Bam iyo Rasaas loo adeegsaday ku qaaday Masajid ku yaalla gobolka waqooyiga Sinai ee dalka Masar,…
Wararka laga helayo Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in Bm gacmeed lagu weeraray Gurii uu degan yahay…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay weerar duqeyn ah oo maanta lagu qaaday xero Alshabaab ku lahaayeen Gobolka Bay.
Diyaaradaha Mareykanka ayaa duqeyn ay maanta ka fuliyeen sadhig tababar oo Alshabaab ku lahaayeen Gobolka Bay la sheegay in lagu…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in maleehsiyo ka tirsan Al-Shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen Gaari ay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar ay koox hubeysan xalay ku qaadeen bar fadhiyaan ciidamada xasilinta ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas lagu furay ciidamo fadhigoodu ahaa xarun baaris.
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa shaaciyay weerar cusub oo cirka ah oo ay ku qaadeen kooxda Alshabaab.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeyn culus ka geysteen duleedka degaanka Basra ee duleedka degmada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sargaal ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka lagu weeraray gurigiisa magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in weerar duqeyn cirka ah lagu burburiyay xaruntii Qaraxyada Alshabaab ku lahaayeen ku lahaayeen degmada Jilib…
Ciidamada xoogga dalka oo ay wehliyaan ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ayaa isku diyaarinaya dagaal lagu qaado kooxda Alshabaab.
Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay inay la wareegtay degaanka Basra ee hoos yimaada degmad Balcad, kadib weerar culus oo galabta ka…
Militariga Mareykanka ayaa sheegay in tiro ka mid ah maleeshiyada ururka al-Shabaab ee Soomaaliya ay ku dileen duqeyn ay khamiistii…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar culus oo rogaal celin ah ku soo qaaday…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Mareykanka ay duqeyn cirka ah ku qaadeen kooxda Alshabaab.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay dagaal xoog leh ku qaadeen degaanka Base ee ka…
Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay Kaniisad ku talla magaalada Texas ee dalka Mareykanka goo dhoweyd, waxaana la soo weriyay…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegaya in qaraxyo lala beegsaday xero ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda.
