Nin Toorey ku hubeysan ayaa weerar ku qaaday shacab ah ku sugnaa bartamaha magaaladda Turku ee galbeedka dalka Finland.
Browsing: Weerar
Warbaahinta Alshabaab ayaa soo bandhigtay sawirrada dad shacab ah oo lagu laayay weerarkii ciidamada Mareykanka iyo kuwa Soomaalida ku qaadene…
Laba qof ayaa ku dhimatay ilaa 25 kalena waa ku dhaawacmeen weerar gaari weyn oo lagu jiiray dad ku sugnaa…
Wararka laga helayo magaalada Barcelona ee dalja Spain ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd ka dhacay weerar loo adeegsaday Gaari oo…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka ay toddoba xubnood oo ka mid ah mintiinta kooxda Al-Shabaab ku dileen degmada…
Laba qof oo isku qoys ah ayaa maanta lagu dilay weerar ka dhacay degmada Hodon, ee magaalada Muqdisho.
Toddoba iyo toban qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerar looga shakisan yahay in koox jihaad doon ah…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday baabuur uu goor dhow ka dhacay magaalada Paris ee dalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ogolaaday weerar ay qaadeen ciidamo ajnabi ah oo lala beegsaday hogaamiya ka tirsan kooxda…
Wararka laga heleyo Gobolka Baay ayaa sheegaya in weerar qorsheysan lagu dilay taliye ka tirsanaa ciidamada dowladda.
Weerar koox dabley ah ku qaaday dad u socday tacsi ayaa lagu laayay lix wiil oo isku qoys kasoo wada…
Dad la socday Meyd loo waday in la aaso ayaa weerar lagu qaaday duleedka magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saxafi ka howlgala Warbaahinta dowladda Soomaaliya la dhaawacay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar ku qaaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya, magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dabley loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Alshabaab ay weerar ku qaadeen xarunta…
Wararka laga helayo Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab aya weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada AMISOM ku…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalyahanadda ururka Alshabaab ay weerar xoog leh ku qaadeen saldhig milateri oo…
Wararkii ugu danbeeyay ee weerarka dabley hubeysan ku qaaday xarunta baarlamaanka dalak Iiraan ee magaalada Tehran ayaa sheegaya in weerarku…
Wararka laga helayo dalka Iiraan ayaa sheegaya in weerar qaraxyo ah lagu qaaday Baarlamaanka dalka Iiran ee magaalada Tehran iyo…
Koox hubeysan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku weeraray qof watay gaari nooca raaxada ah.
