Weerar is khaarijin ah ayaa maanta ka dhacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kaasoo dhex maray koox dabley ah iyo askar…
Browsing: Weerar
Qof rayid ah ayaa ku dhintay, saddex askari oo ilaalo u ahaydna dhaawacyo ayaa ka soo gaaray weerar bambaanooyin loo…
Weerar loo adeegsaday Banbaanooyin ayaa caawa lagu qaaday guri uu degan yahay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa.
Hal askari ayaa ku dhintay laba kalena waa lagu dhaawacay Bam lagu weeraray Guriga taliyaha howlgalinta NISA Aadan Maxamed Cumar ee…
Laba qarax oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho
In ka badan 13 ruux oo u badan askar shirkad ammaanka UN-ka qaabilsan ayaa ku geeriyootay qarax weyn oo saaka…
Xaaladda ayaa hadda degan, kadib qaraxyadii mattaanaha ahaa ee ka dhacay laba goobood laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Muqdisho ee xigta…
Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xoog leh ayaa ka socda Gobolka Mudug, waxaana kooxda Alshabaab lagu soo waramayaa inay ciidamo iyo hub…
Weerarkii ka dhacay magaalada Munich ee dalka Jarmalka ayaa la xaqiijiyay inuu geystay, kana danbeeyay wiil 18 sano jir ah…
Booliska Jarmalka ee magaalada Munich ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday xarunta Ganacsiga ee Olympia shopping mall
DAAWO SAWIRRO LASOO XULAY OO KU SAABSAN Weerarka dabley hubeysan ku qaadeen Magaalada Munich, Germany oo ah mid weli socda…
Dabley hubeysan ayaa weerar ku qaaday rasaas ay ka dhacday xarun ganacsi laga dukameysto oo ku taala magaalada Munich ee…
Waxaa lagu soo waramayaa in rasaas ay ka dhacday xarun ganacsi weyn oo ku taala magaalada Munich ee dalka Jarmalka,
Dad ku dhow 80 qof ayaa lagu dilay weerar qaraxyo ah oo ka dhacay laba goob oo Ganacsi oo ku yaala…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in maleeshiyo Alshabaab ka tirsan ay dileen shan sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska dalka…
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Britian oo lagu magacaabo Jo Cox ayaa u dhimatay dhaawac ka soo gaaray weerar Mindi iyo…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar miino la beegsadeen kolonyo ka…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Al Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar kedis ah ku gashay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha…
Guddoomiyaha degmada Baraawe Xasan Barre Maxamed ayaa sheegay in nin ka tirsan Alshabaab oo xalay isku dayay inuu bambooyin ku weeraro…
Wararka laga helayo degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar madaafiic ah lagu qaaday xerada Maslax ee…
