Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xabsi loo taxaabay shalay weriye Nuur Ismaaciil Sheekh oo hore uga soo…
Browsing: Weriye la xiray
Maxkamadda ciidamada Ahlu suna ee magaalada Dhuusamareeb, maamulka Galmudug ayaa xukun xabsi ah ku riday weriye ka howlgala magaaladaasi oo…
Wariye ka tirsan Telefishanka Universal oo ka howlgeli jiray magaalada Muqdisho ayaa lagu xiray garoonka Diyaaradaha magaalada Hargeysa markii uu…
Maamulka Ahlu suna ayaa xabsiga u taxaabay weriyihii Warbaahinta dowladda Soomaaliya ee magaalada Dhuusmareeb.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Maamulka Hirshabeelle uu xabsiga dhigay weriye Ismaaciil Cabdulle Sabriye oo u shaqeeqeeya…
Maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaa xabsiga dhigay weriye ka howlgala magaaladaasi oo ay ku eedeeyeen inuu aflagaadeeyay madaxweynaha…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi lagu xiray weriye u shaqeeya TV-ga Puntland.
Ciidamada Nabasugidda Soomaaliya ee NISA ayaa la sheegay inay xabsiga dhigeen weriye ka tirsan Telefishanka Aljazeera oo shaqaale kale oo…
Ciidamada Amaanka dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay xireen weriyeyaal ka tirsan Idaacaddaha Muqdisho sida Kulmiye, Mustaqbal iyo SKY FM,…
