Browsing: WFP
Guddiga Abaalmarin caalamiga ah ee Nobel-ka (Nobel peace prize) ayaa ku dhawaaqay cidda ku guuleysatay abaalmarintaasi sanadkan 2020.
Hay’adda WFP ayaa soo bandhigtay Bariis ay dowladda Shiinaha ugu deeqday Soomaaliya, kaasoo laga dejiyay dekadda Muqdisho.
War-saxaafadeed ay soo saareen Guddigii ay dowladda Soomaaliya u saartay baarintaanka Raashin lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho oo…
Hay’adda Cuntada Adduunka u qaabilsan Q/Midoobay ee WFP ayaa war kasoo saartay Kiiska loo qabtay diyaarad ay Hay’adaasi lahayd oo…
SAWIRRO: Raashinkii dhacay Diyaaradii WFP ee lagu qabtay Garoonka Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho lagu qabtay diyaarad siday raashin dhacay,…
Maamulka Gobolka ayaa maanta qaaday biro waaweyn oo hay’adda WFP ay dooneysay inay ku xirto wadada tagta garoonka diyaaradaha Muqdisho,…