Qaar ka tirsan Xildhibaanadii labada aqal ee tegay magaalada Cadaado ayaa so saaray Bayaan ay ku faahfaahiyeen wixii u qabsoomay,…
Browsing: Xaaf
Xildhibaannadii labada Gole ee waanwaanta ka dhex waday madaxda sare ee maamulka Galmudug ayaa war kasoo saaray xaalada wadahadalkii iyo…
Hay’adda Duulista Hawada ee Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ka dhigtay wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Galmudug…
Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin maanta ku sii jeeday magaalada Cadaado ayaa ku xayirmay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya inuu culeys iyo hakad soo wajahay waanwaan laga dhex waday…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa joojiyay duulimaadyadii diyaradaha ee tegi jiray magaalada Cadaado, siiba kuwa ka yimaada…
Wararkii ugu dambeeyey ee Caawa laga helayo Magaalada Cadaado ayaa sheegaya in kulamo is daba jooga oo la isaga dab…
Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee kasoo jeeda degaanada Galmudug oo maanta tegay magaalada Cadaado ayaa kulamo kala gaara la…
Wafdi ka kooban xildhibaannada labada Aqal ee barlamaanka Federaalka ee laga soo doortay degaanada Gamudug ayaa tegay magaalada Cadaado maanta.
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka ayaa soo saaray war-murtiyeed ay uga hadlayaan xaaladda dalka.
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle (Xaaf) ayaa waxba kama jiraan ka dhigay xil ka qaadis ay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka…
Kulan ay caawa ku yeesheen qaar ka mida xildhibaannada Galmudug oo uu shir Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug Xareed…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya taageertay xil ka qaadista ay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ku sameeyeen madaxweynihii maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle…
Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in si sharci ah ay u dhacday xil ka qaadistii ay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ay kalsoonidii kala noqdeen Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle…
Madaxweynaha Galmudug ayaa beeniyay inuu xiriirka u jaray dowladda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Galmuug ayaa ku dhawaaqay inuu xiriirkii u jaray dowlada Federaalka Soomaaliya.
Gudoomiyaha Baaralamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa xaqiijiyay in xabsi guri ay ku jiraan oo aanay ka bixi karin…
adaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Deelle (Xaaf) ayaa wareegto uu soo saaray ku mamnuucay inaan magaalada Cadaado lagu qaban shirar Siyaasadeed…
