Dowladda Mareykanak ayaa soo dhoweysay doorashada Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle oo maanta lagu doortay magaalada Cadaado.
Dowladda Mareykanak ayaa soo dhoweysay doorashada Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle oo maanta lagu doortay magaalada Cadaado.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dabaaldegyo waaweyn oo lagu soo dhoweynayo doorashada madaxweynaha Galmudug
Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo maanta lagu doortay magaalada Cadaado ayaa khudbad uu ka jeediyay kadib doorashadiisa ku balanqaaday inuu Galmudug…