Wararka laga helayo magaalada Hobyo ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd halkaasi gaaray madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale…
Browsing: Xaaf
Madaxweynaha Xilka sii haya ee Galmudug ayaa soo saaray wareegto uu xilka uga qaaday Wasiir ka tirsan Xukuumadda Galmudug oo…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kadib muddo sanad ah oo khilaaf siyaasadeed…
Kooxdii Ahlu-Suna ee la midowday Maamulkii Galmudug ee uu hoggaaminayey Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa halis ugu jirta inay mar…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Cadaado, isagoo safar dhulka ah uga tegay magaalada Dhuusamareeb, waxaana soo dhoweyntiisa ka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa taageeray shirka beelaha H/Gidir ee lagu baaqay inuu ka dhaco magaalada Hobyo ee…
Magaalada Cadaado ayaa isu bedeshay magaalo shidan oo loolan siyaasadeed ka socdo, kadib markii uu xalay xaalay madaxweynaha maamulka khilaafku…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa gaaray magaalada Cadaado, kadib markii ay xildhibaano ka tirsan labada gole oo maanta…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, isagoo ka dhoofay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in shir ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta, waxgaradaka iyo odayaasha magaalada Cadaado laga soo saaray…
Dowladda Somalia ayaa war cusub kasoo saartay Doorashada Galmudug ka dhaceysa iyo halka ay ka dhici doonto, iyadoo ka hor…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa go’aan culus soo saaray caawa, isagoo ku dhawaaqay inay doorasho ka dhaceyso maamulka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa la sheegay inuu isaga tegay, kana guuray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana soo jeeda degaanada Galmudug ayaa sheegay in madaxweyne Xaaf…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in weli ay halkaasi ka socdaan wadahadallo ku saabsan xaaladda Galmudug oo…
Qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu beeniyay qoraal lagu baahiyey baraha bulshada oo lagu sheegay inuu is…
Wararkii ugu danbeeyay magaalada Dhuusamareeb xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu weli halkaasi ka socdo dadaal lagu doonayo in lagu…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa kusii jeeda magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay weli halkaasi ka socday kulamo xasaasi ah oo ku…
Isbedello siyaasadeed iyo xaalad kala duwan ayaa kasoo cusboonaaday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud iyo maamulka Galmudug, kadib markii…
