Browsing: Xajka
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa magacaabay Guddiga Tartanka adeega Xajka sanadka 1444/2023.…
Sacuudiga ayaa shaaciyey inuu si tartiib tartiib ah u furi doono dalkiisa, isla markaana qaban doono codsiyada Cumrada ee muslimiinta…
Dowladda Sacuudiga ayaa sanadkii labaad joojisay inay dadka Muslimiinta ahe e dalalka dibadda ka imaanaya Waajibaadka Xajka u tagaan dalkaasi.
Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis ayaa wareegto uu soo saaray shaqadii uga eryay wasiirkii Xajka iyo Cumrada dalkaasi Mohamed Bintin.