Amar kasoo baxay AMISOM ayaa lagu xiray albaabadii laga geliyay xerada ugu weyn ee Xalane, marka laga reebo hal irid…
Browsing: Xalane
Wararka laga helayo xarunta Gobolka Banadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya isku shaandheyn lagu sameeyay agaasimayaasha Dowladda Hoose ee Muqdisho…
Wararka laga helayo xafiiska Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in kulankii Arbacadii Shalay baaqday ee Baarlamaanka…
Caruur ay ciidamada dowladda kusoo furteen howlgal todobaadkii hore ka dhacay Gobolka Sh/Dhexe ayaa la sheegay inay dayacan yihiin oo…
Waxaa maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho wejigii labaad ee shirkii arrimaha Soomaaliya oo oo daba jooga shirweynihi Magaaladda London ee…
AMISOM ayaa joojisay muddo 5 maalmood dhammaan wixii shaqo iyo dhaqdhaqaaq ah ee ka socday degaanka xalane ee ku qabsan…
Ciidamada kumaandooska Soomaalida iyo kuwa Mareykanka ee gaarka ah ayaa dhoolatus milateri ka sameeyay saaka xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo kale oo lagu kordhinayo awoodeeda, laguna canshuurayo shirkado ajnabi u badan oo dhex degan degaanka…
Kulan maanta ka dhacay xarunta Xalane ee Qaramada Midoobay ayaa looga hadlay doorashada guddoonka Baarlamaanka cusub iyo Guddi ka shaqeeya kala…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar Hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday Garoonka Muqdisho iyo Xerada Xalane ee ciidamada…
