Doorashad xubnaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka, kana soo jeeda Somaliland ayaa la shaaciyay inay beri oo Jimce dib uga…
Browsing: Xamar
Madaxweynaha xilka ka degaya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray Dooroshada beelaha Dirta Waqooyi ee ka bilowday Muqdisho.
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ku soo baxay Kursiga Aqalka Hoose ee Beeshiisa.
Doorashada xildhibaanada Dirta Waqooyi ee ka soo jeeda Somaliland ayaa maanta ka bilaabtay magaalada Muqdisho.
Doorashada magaalada Muqdisho ayaa gashay maalintii labaad iyadoo la doortay xildhibaanno cusub.
Guddoomiye ku xigeenka koowaad Baarlamaanka Federaalka waqtigiisu dhammaaday Jeylaani Nuur Iikar ayaa si dirqi ah ku difaacday kursigiisa.
Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Beelaha Banaadiriga ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho.
Magaalada Muqdisho oo muddooyinkii ugu danbeeyay wadooyinkeeda isu bedeleen kuwo intooda badan lagu xiran markii jawaano ciid ah iyo shub…
Waxaa goor dhoweyd Muqdisho lagu dilay sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada Nabadsugidda Qaranka ee NISA, waxaana toogashada ay…
