War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu dil khaarijin ah uu goor dhoweyd oo Caawa ah ka dhacay degmda Xamarweyne…
Browsing: Xamarweyne
Dabley hubeysan ayaa caawa dil ka fuliyay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
Meyd laga helay goob ganacsi oo ku taalla degmada Xamarweyne ayaa xaalad cabsi ah ku abuuray dadka xaafadaha degamadaasi iyo…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xabsiga dhigay sarkaal ka tirsan cidiamada canshuurajha ee dowladda hoose Muqdisho.
Wararka ku dhowdhow saraakiisha amniga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gacanta lagudhigay dableydii ka dambeysay dilkii khaarijinta ahaa ee ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax xoog leh oo galabta ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo laga maqlay bartamaha magaalada.
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo ku simaha Taliyaha Booliska Soomaaliya ahna taliye ku-xigeenka Ciidamada Booliska…
faahafaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Dab xoog leh oo maanta Duhurnimadii qabsaday Suuqa Xamarweyne oo ka mida suuqyada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Wasiirka Amniga Gudaha ayaa shaqada ka fariisiyay mid ka mida taliyeyaasha booliska degmooyinka…
Iska hor imaad hubeysan oo dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Suuqa Xamarweyne waxa uu ka mid yahay suuqyada ugu caansan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Ciidamada Nabadsugidda ayaa caawa degmada Xamarweyne ku qabtay Gaari la sheegay inuu miineysnaa oo waxyaabo qarxa lagu soo raray.
Qof rayid ah ayaa ku dhintay, saddex askari oo ilaalo u ahaydna dhaawacyo ayaa ka soo gaaray weerar bambaanooyin loo…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa isku shaandheyn lagu sameynayo guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir ka bilaabay degmooyinka Xamarweyne iyo Shangaani oo maanta xilalka…
Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa rasaas ooda uga qaaday dadweyne ku sugnaa suuqa Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, waxaana…
Mid ka mida Wargeysyada kasoo baxa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa faahfaahino dheeraad ah ka qoray weerarkii lagu…
Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Gen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) oo la hadlay saxaafadda ayaa beeniyay inuu jirdil u…
