Wasiirkii waxbarashada C/raxmaan Daahir Cismaan wuxuu u dambeeyey tiro wasiirro ah oo soo maray xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre,…
Browsing: Xasan Cali Kheyre
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan qado ah la yeshay Duubabak iyo Odayaasha dhaqanka Beesha Mudullood, kadib 48…
Siyaasadda xukuumadda Soomaaliya ayaa gaartay meel xasaasi ah, waxaan laga yaabaa inay arrintaan saameyn ku yeelato xilka uu hayo Ra’isul…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhaqaaqay tallaabo ku dayasho mudan isagoo ballanqaaday inuu bixiyo kharashka waxbarashada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa codsi gaara u diray shacabka Soomaaliyeed.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo weli ku sugan magaalada Kismaayo ayaa booqday degaanka Goobweyn ee duledka magaalada Kismaayo.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay inuu hore uga tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in maanta la bilaabay fulinta amarkii hubka waaweyn looga mamnuucay magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa la soo baxay dardar iyo la xisaabtan wasiirada xukuumadiisa, taasoo isbedel weyn…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa safarkiisii ugu horeeyay maanta ugad dhoofay magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaaday tallaabo uu ku joojinayo in cashuur loo sameeyo hay’adaha iyo ganacsatada wax…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amarkii ugu adkaa kasoo saaray dadka ku kaca musuqmaasuqa.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo bilaabay inuu bulshada soo dhex galo ayaa galabta la casiryeysatay qaar ka mida…
Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya oo ay wehliyaan Guddoonka Baarlamaanka ayaa su’aalo adag weydiiyay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Baarlamaanka Federaalka ayaa u yeeray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre si wax looga weydiiyo xaaladda ka dhalatay Qorshaha…
Afhayeenkii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/casiis Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa la sheegay in shaqadii laga fariisiyay.
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre inkastoo uu yahay Wasiirkii koowaad ee ugu dhalinta yaraa xukuumadihii soo maray dalka wuxuu la…
