Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray xeer madaxweyne oo uu xilka uga qaadayo Hanti dhowrka guud Nuur Faarax…
Browsing: xil ka qaadis
Hanti dhowrihii Guu ee Qaranka ayaa ku gacan seyray xil ka qaadis ay ku sameyeen Golaha wasiirada oo caawa shir…
Madaxweynaha Dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xil kaqaadis ku sameeyey Agaasimaha Guud ee la-dagaalanka burcad badeedka Puntland.
Wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa Xilkii looga qaaday Guddoomiyaha degmada Waabari Xaawo-kiin Maxamuud Cali.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa xilka ka qaadis ku sameeyya guddoomiyihii Gobolka Hiiraan. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka…
Wararka laga helayo saraakiisha NISA ayaa sheegaya in xilkii laga xayuubiyay taliyihii ciidamada nabadsugidda NISA ee Gobolka Banaadir. Taliye C/xakiim…
Sii-hayaha wasiirka Warfaafinta iyo Gaadiidka maamulka Jubba ayaa xilalkii ka qaaday maareeyeyaashii Garoonka Diyaaradaha & Dekadda Magaalada Kismaayo Cabdullaahi Dhubad Shiil…
Wasiirka Arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya C/salaam Cumar Hadliye ayaa qarka u saaran in xilka laga qaado kadib markii Ra’iisal wasaaraha…
Shalay ayay ahayd markii madaxweyne Xasan Sheekh soo saara wareegto uu xilka uga qaaday guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan…
Sida ay hore u baahisay mareegtan GOOBJOOGE.COM waxaa maanta xilka laga qaaday Guddoomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Mamaned Xuseen ayaa bilaabay olole siyaasadeed oo uu ku doonayo inuu uga…
