Browsing: xil wareejin
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sharci darro ku tilmaamay qaabka uu xilka kula wareegay Ra’isal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed…
Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka si rasmi ah ugala wareegay Ra’iisal wasaare ku xigeenkii uu…
Dhawaan magacaabistii Ra’iisul-wasaare Roobe kadib waxaa soo baxday su’aal ah cidda xilka ku wareejinaysa Ra’iisul-wasaaraha cusub, ma ra’iisul wasaarihii xukuumadii…
Xoghayahii joogtada ahaa ee wasaaradda Arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa xilkii banneeyay kadib fulinta go’aan kasoo baxay Golaha Wasiirada oo…
Wasiirka cusub ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka ayaa si rasmi ah xilka ula wareegay, iyadoo munaasabadii xil wareejinta…
Guddoomihaha cusub ee Bankiga Dhexe ee Soomaaiya ayaa maanta xilka la wareegay, kadib markii dhowaan Golaha wasiirada ay xilkan u…
Munaasabadda xil wareejinta maamulka Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd ka bilaabtay xarunta dowladda hoose ee caasimadda Soomaaliya.
Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee xilka laga qaaday Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay inay koox kaliya aysan Soomaaliya isku…
Xisaabiyaha guud ee Qaranka Marwo Faaduma Cusmaan ayaa maanta si rasmi ah xilkeeda ugala wareegtay xisaabiyihii hore ee dowladda.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka cusub ee Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii kala wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii…
Wasiirka cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa maanta xilkii kala Wareegay Wasiirkii hore C/raxmaan Maxamed Xuseen…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay Ra’iisal wasaarihii hore Cumar C/rashiid.
Guddoomiyaha Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir Axmed Muumin Maxamed ayaa la sheegay inuu diiday qorshe lagu doonayay in xilka looga…
Agaasimihii hore ee Radio Muqdisho Mudane Cabdirixiin Ciise Caddow ayaa maanta xilka idaacadda ku wareejiyay agaasimaha cusub ee loo soo…
Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta si rasmi ah xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee…