Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee sida wey uga soo horjeeda hoggaanka dowladda Soomaaliya ayaa…
Browsing: Xildhibaan Fiqi
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo hore u soo noqday taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa hambalyo u diray bahda…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa weerar afka ah ku qaaday xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir, isagoo…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa ku biiray dagaalka ka socda baraha bulshada ee ku saabsan hadallo qalafsan oo Xildhibaan Axmed…
Ku dhowaad sanad ayaa laga joogaa markii magaalada Cadaado xildhibaan loogu doortay Axmed Macalin Fiqi oo hore usoo noqday taliyaha…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa xildhibaanadda Galmudug ku tilmaamay calooshood u shaqeystayaal si sahlan loogu adeegsan karo inay dumiyaan maamulkooda.
Qaar ka mida xildhibaannada laba aqal ee Baarlamaanka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka dardaar weriyay…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa weerar ku qaadaya Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya iyo sharciga…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in maamul Goboleedyada dalka ay u ekanaayaan hoggaamiye kooxeedyado cusub haddii aysan ixtiraamin Dastuurka…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ku baaqay in sharciga la hor keeno ciddii ka dambeysay kiiska dhibnne C/kariin Muuse Qalbi…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si buuxda u taageeray xukunka dilka ah oo lagu…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay in xilkii arrimaha Soomaalida ee IGAD laga qaaday Geb. Gabre.
Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaanada federaalka, horena u soo noqday agaasimaha hay’adda NISA ayaa ka deyriyay xaaladda ammaanka magaalada…