Wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP ayaa kala saxiixday heshiis socon doona sanadaha 2018 ilaa 2021, kaasoo loogu tala galay…
Browsing: xukuumadda
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa wasiiradiisa iyo mas’uuliyiinta kale ee dowladda uga digay inay ku kacaan musuqmaasuq,…
Xaflad algu furayo shaqada dekadda weyn ee magaalada Muqdisho xilliga habeenkii ayaa caawa ka dhacday xarunta dekadda, iyadoo lagu dhaawaqay…
Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho uga dhawaaqday Golaha Dhaqaalaha Qaranka kaasoo bishii July ee la soo dhaafay lagu…
Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay shaqo joojin lagu sameeyay ku xigeenkiisa Mukhtaar Mahad Daa’uud…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Maxkamadda Gobolka Banaadir ay amar ku bixisay in la soo xiro wasiir…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu shaqadii ka joojiyey Wasiir ku…
Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Maxamed Cumar Macalin ayaa iska casilay xilkii uu ka hayey wasaaraddaasi.
Guddiga joogtada ee golaha shacabka ayaa maanta dhaariyay wasiirka wasaarada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame.
Xubnaha cusub ee Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta lagu dhariyey xarunta Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii uu magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan…
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa shalay magacaabay lix xubnood oo ka mid noqonaya golihii wasiirada, kuwaasoo kala ah afar…
Laba ka mida xildhibaanadii ololaha weyn u galay in xilka laga qaado Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh…
Xukuumadda Soomaaliya aya shaacisay in la dilay raggii ka danbeeyay dilkii Ganacsade dhalinyaro ah oo caan ka ahaa magaalada Muqdisho.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaacabay wasiiro cusub oo ka mid noqonaya xukuumadiisa, intii aanu maanta ka…
Waxaa soo dhammaaday is mari waa ka dhashay qorshe ciidamada gaarka ah ee Booliska Soomaaliya ku doonayeen inay ku xiraan…
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ku soo gabagaboobay magaalada Garowe, iyadoo shirkaasi ay kasoo baxeen qodobo dhowr ah, laguna…
Waxaa magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland goor dhoweyd ka furmay shir wadajir ah oo ay leeyihiin golaha wasiirada xukuumadda…
Waxaa goor dhow magaalada Garowe ee Puntland goor dhow ka furmaya doona shirar ay ku yeelanayaan Gllaha wasiirada Dawlada Federaalka…
Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa looga yeeray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, iyadoo halkaasi uu ku sugan yahay Ra’iisal wasaare…
Wasiirkii hore ee Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan oo xilka uu dhowaan ka qaaday Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa ka…
