Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magacaabay xubnihii ka bannaanaa xukuumadiisaoo isugu jira wasiiro, wasiir ku xigeeno iyo wasaiiru dowleyaal.
Browsing: xukuumadda
Shirkii Toddobaadlaha ee Golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa maanta ka…
Wasiirka Waxbarashada Hidaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa shaacisay maanta tirada Ardayda u fariisaneysa Imtixaanka Qaran ee Shahaadiga…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday qiimaha sanadkan lagu tegayo Xajka, kadib muran ka taagnaa adeegga xajka iyo shirkado gaara oo…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay inuu qaadacay shir ku saabsan arrimaha dastuurka oo dhowaan ka furmi doona magaalada Muqdisho.
Guddiga Gurmadka ee dowladda Federaalka ayaa lacag ku wareejiyay Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee maamulka Jubbaland.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Qaramadda Midoobay u qaabilsan…
Faahfaahin dheeraad ah oo laga helay kiiskii is-xambaarka ee uu ku lug lahaa wasiirka Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo gaaraya 3 Guuto u diyaarisay sugidda ammaanka Bisha Ramadaan oo Alshabaab ay kordhiyaan weerarrada iyo qaraxayada.
Shir aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho, iyadoo uu…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si lama filaan ah u tegay dalka Turkiga, isagoo soo xiray shirkii…
Shirkii Magaalada Brusells ee arrimaha Ammaanka Soomaaliya iyo xoojinta ciidanka dowladda ayaa lacag loogu deeqay dowladda Soomaaliya.
Shirka Caalamiga ay ee arrimaha Amniga soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belguim, iyadoo uu guddoominayo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku sii jeeda dalka Belgium.
Wararka laga helayo magaalada Beledweye ayaa sheegaya in wafdi ka socday dowladda Federaalka oo shalay booqan lahaa magaalada ay dib…
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Beyle oo maanta shir jaraa’id oo bille ah ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in…
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku sii jeeda magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan degdeg oo ku saabsan xaalada magaalada Beleweyne kadib shaaciyey Gurmad ay…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyay shir looga hadlayay amniga guud ee Dalka, kaasoo…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa soo wajahay xaaladii ugu darneyd, kadib markii ay xilalka iska casileen ama laga qaaday 5 wasiir,…
